DHAGEYSO:-Kulan looga hadlayey dardar galinta amniga gobolka Hiiraan oo lagu qabtey Magaalada Buulo Burde

0

Kulan looga hadlayey dardar galinta amniga gobolka Hiiraan & sidii dadka rayidka ah loogu furi lahaa waddooyinka ay kooxda alshabaab go’doomiyeen ayaa ka dhacay Magaalada Buulo Burde kaasi oo shacabka iyo madaxda gobolku fariimo amaanak la xiriira ay qaybaha kala duwan ee bulshada la wadaageen