DEG DEG: Toogasho Goordhaw Ka Dhacday Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaaa gudaha degmada Wardhiigley ku Dilay Askari katirsanaa ciidamada Canshuurta qaada ee ka howlgala degmadaasi.

Dilka ayaa ka dhacay Busteejada qudaarta cagaaran ay kasoo degto ee gudaha Suuuqa Siinaay degmada Wartanabada ee Magaalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa sheegay in labo dhalinyaro ah ay ka dambeeyeen dilka Askarigaasi oo ku guda jiray gudahashada Howlahiisa Lacago aruurineeyd.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya dilka kadib in ciidamo katirsan dowladda ay gaareen halkaasi Lagu dilay askari katirsanaa Ciidamada Cansuurta qaada.