DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidanka Booliska PL oo digniin u diray Musharraxinta PL

0

amaanka guud ee caasimada Garoowe ayaa aad loo adkeyeey iyadoo lagu waddo 8 janawari 2019 inay qabsoonto doorashada madaxtinimadda Puntland,waxaana magaaladda soo buuxdhafiyeey ciidamo dheraad ah.

taliyaha ciidanka Booliska Puntland gen muxiyadiin ayaa fariin u diray musharrixinta oo ku adan inay so diwaangaliyaan gawaaridooda iyo ciidankooda iyo waliba hubkooda.