DHEGAYSO:- Xildhibaan Warsame Joodax Oo Ka Hadlay Dhaawacii Maanta Soo Gaaray

0

Mas’uuliyiin ayaa ka mid ah dadkii Maanta waxyeelada ay kasoo gaartay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Daka ku waxyeeloobay ayaa waxaa ka id ah Xildhibaan Warsame Joodax oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,isla markaana sidoo kale ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladiisa.

Xildhibaanka oo Goordhow la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in xoogaa yar oo dhaawac ah uu soo gaaray,hayeeshee xaaladiisa ay tahay mid wanaagsan.

Horay ayaa waxaa sidoo kale dhaawac fudud uu uga soo gaaray qarixii ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax.