DHAGEYSO:-Xubno ka tirsan Ururka Daacish oo soo galay gudaha somalia & DFS oo ka hadashay

0

Xukuumadda Soomaaliya Ayaa sheegtay  in Ururka Daacish xubno ka mid ah ay soo galeen Magaalooyin ka mid ah Gudaha Soomaaliya, islamarkaana arintaan ay dowladda Soomaaliya ay ku waddo baaritaano lagu ogaanayo halka ay dalka kaga sugan yihiin