DHAGEYSO:-Taliyaha ciidanka Jubbaland oo war culus ku dhawaaqay xili talada hogaamiye axmed madoobe ay sii dhamaanayso

0

Hogaanka sarre ee ciidanka maamulka jubbaland ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda alshabaab xili talada maamulka hogaamiye axmed madoobe ay sii dhamanayso.

Ciidanka DFS Sooomaaliya ee ku sugan jubbaland ayaa qayb ka qaadanaya sidii kooxda xagjirka ah ee shabaab looga saari lahaa dhamaan deeganada ay maamulaan

Ciidanka jubbaland ayaa xiligan ku jira is diyaarin xoogan oo looga saarayo kooxda alshabaab deeganada ay kaga sugan yihiin jubbaland in kasta oo howlgalka uu imaanayo xili dhawaan la sugayo in doorasho ka dhacdo jubbaland.