DHAGEYSO:-Qaar Kamid ah Xildhibaanadii Gudbiyay Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo Oo war lagu farxay muxuu yahay?

0

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee mooshinka kakeenay madaxweyne Farmaajo ayaa gordhaw shaaca ka qaaday iney ka laabten mooshinkii ay ka gudbiyen Madaxweyna Dowlada iyado si weyn maalmahan isha looguhayay halka uu ku danbeyay mooshinka kadib kulankii dhex maray raiisul wasaareXasan Cali Kheyre.