DHAGEYSO:- Puntland oo digniino Culus soo saartay

0

Iyadoo dhawaan deegaankaasi laga bilaabay Dhismaha Dekeda Garacad ee gobolka Mudug ayaa dhul u dhow deegaan Xeebeedka Garacad waxaa laga soo saaray Digniin ku Aadan inaan cidna Degi karin Dhulkaasi.

C/nuur C/laahi Xirsi Gudoomiyaha deegaanka ayaa sheegay in cidii doonaysa inay iibsado dhul ay la xiriirto Maamulka si loo ogaado dhulka laga gadayo Qofka sida uu sheegay gudoomiyaha Deegaanka Garacad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug.