DHAGEYSO:-Odayaal dhaqameed eedeyn u jeediyay Hogaamiyaha puntland

0

Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda gobolka Sool ayaa Eedeyn u jeediyay hogaamiyaha maamulka puntland c/wali maxamed cali gaas waxay shegeen inuu faragalin ku hayo xildhibaanada ay soo doorteen .

XOG:- Hogaamiyaha Puntland Cabdiweli Gaas oo codsi u diray Wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya.