SAWIRRO:-Dowladda Oo Xalay Ilaa Saakay Ciidamo Cusub Ku Daadisay Magaalada Muqdisho

0

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa Saaka Xili hore Xiray Qaar kamid ah wadooyinka muhiimna Muqdisho. Dowladda Soomaaliya ayaa Xalay ilaa Saakay ciidamo badan kusoo daabuleysay wadoooyinka halbowlaha u ah isku socodka gadiidka iyo dadweynaha Muqdisho.

Wadooyinka Saakay xiran ayaa waxaa kamid ah wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama, iyo wadooyin kale oo muhiim u ah isku socodka gobalka.

Isgoysyada Saakay Xiran Waxaa Kamid Ah

  1. Isgoyska Soobe.
  2. Isgoyska banaadir.
  3. Ex koontarool Afgooye
  4. Isgoyska Danwadaagta
  5. Isgosyka Ceelgaabta
  6. Isgoyska Tarabuunka.