DHAGEYSO:-Madaxweyne Axmed Baasto Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Maamulka Koofur Galbeed

0

Madaxweynaha Galmudug ee Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug  ku doorteen Magaalada Cadaado Axmed Baasto ayaa Hambalyo u jeediyay Madaxweynaha Cusub ee Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen.

Axmed Baasto Madaxweynaha galmudug garabka cadaado ayaa sheegay in Cabdicasiis Lafta Gareen uu yahay shaqsi samata bixin kara shacabka maamulkaasi Koofur Galbeed.