DHAGEYSO:-Hogaamiyaha jubbaland kama taliyo gobolka gedo cadaymo buuxa oo laga bixiyay

0

Warqad dhawaan ka soo baxday xafiiska hogaamiyaha jubbaland axmed madoobe ayaa lagu sheegay in xilkii looga qaaday gudoomiye ku xigeenka gobolka gedo Cismaan Nuur Xaaji oo warbaahinta la hadlay sheegay in aysan jirin awood ay hogaanka jubbaland xiligan xilka uga qaadi karaan madama wakhtigoodii uu dhacay axmed madoobe iyo inta la shaqaysa.