AKHRISO:- Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed oo Ciidamada Amaanka la kulmay

0

Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) Madaxweynaha cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo shalay lagu doortay Baydhabo ayaa kulamo ka bilaabay Magalada Baydhabo.

Kulankii igu horeeyay ayuu la qaatay saraakiisha ciidamada,isaga oo kala hadlayay sugida Amniga iyo sidoo loo dardar gelin lahaa.

Sidoo ke saraakiisha ayaa waxa uu kala hadlay qaar ka mid ah shacabka Magalada Baydhabo oo ku jiray xabsiyada,kuwaas oo la xiray xilli ay banaanbax ka dhigayeen Magalada Baydhabo.

Shacabka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen inay kasoo horjeedaan doorashada uu ku guuleystay laftagareen,isla markaana iyaga ay taagaersan yihiin Muqtaar Roobow oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay xirtay.