DHAGEYSO:- Musharrax Si Kulul uga hadlay Xalada PL ,hambalayana u diray Madaxweyne Laftagareen

0

Siciid Axmed Cali Qurbaawi oo kamid ah Musharrixinta Puntland sido kalena kamid ah siyaasiyinta Puntland ayaa shir jaraa’id uu qabtay wuxuu kaga hadlay xaladda Puntland ,doorashooyinka Puntland iyo doorashadii kadhacday Baydhabo.

Qurbaawi ayaa ugu horeyn ka hadlay Kulan maanta Garoowe ku yeesheen Issimadda iyo musharrixinta Puntland ,isago ka hadlay xaladda Puntland iyo khudbad gaas ee shalay uu markale ku shaaciyeey inuu yahay musharrax Puntland 2019.

dhinaca kale Qurbaawi ayaa Hawadda Hambalyo u marsiyeey Madaxweynaha Cusub ee maanta la doortay Laftagareen oo ku guulaystay kursiga Madaxtinimadda Koonfur Galbeed. p3″][/audio]