DHEGAYSO:- Suldaan Beyle oo tageeray mid kamid ah Musharrixinta Puntland

0

Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad(Suldaan Beyle) oo kamid ah waxgaradka Gobalka Galgaduud ee bartamaha Somaaliya ayaa ka hadlay doorashadda Puntland ee dhacaysa Jan 2018.

Suldaanka ayaa ugu baaqay Xildhibanadda soo baxaya in ay doortaan nin dalka wax u qaban karra una hogaansami karra Awaamirta shacabka.

Wuxuu sheegay in Juxa oo kamid ah Musharrixinta Puntland 2019 uu u rajaynayo in uu guulaysan doono maadama uu haysto tageerida shacab farabaddan.