DHAGEYSO:- Xildhibaano sheegay in horey loo soconayo Mooshina uusan jirin

0

Qaar kamid ah xidhibaanadda Dowladda Somaaliya oo warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in Horey loo soconayo ayna tageersanyihiin Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Hadabba Hoos kadhegayso dhamaan Khudbaddaha Xidhibaanada