DAAWO:- Wasiirka Amniga Koonfur galbeed & Saraakisha Amaanka oo Xaladda Baydhabo ka hadlay

0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Baydhabo ayaa waxa uu ka hadlay rabshadaha maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magalada Baydhabo.

Wasiirka ayaa sheegay in Shacabka looga baahan yahay inay isdejiyaan,isla markaana amniga Magalada ay ilaaliyaan,isaga oo dhinac akale dignii u diray.