DHAGEYSO:-Xildhibaanada taageersan Madaxweyne Farmaajo oo bayaan soo saaray

0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee taagersan Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta kulan dhoolatus ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka Xildhibaanada goobjooga aheyd lagu qiyaasay inay gaarayaan illaa 135 Xildhibaan.