DHAGEYSO:- Wasiir beyle oo ka hadlay Guulo waaweyn oo DFS uso hoyday

0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DFS ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Magaaladda Muqdisho wuxuu kaga hadlay sida ay somaaliya uga gudubtay shuruudaha Deyn cafinta.

Beyle ayaa sheegay in Sanadka Cusub 2019 somaaliya laga cafin doono deymaha lagu leeyahay,isago shegay in dowladda somaaliya dadaal ay waddo.