DHAGEYSO:-Gudoomiye Cawad” Goluhu horay waxa ay Go’aan uga gaaren in aan la qaban karin Mooshin siyaasadeed”

0

Guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad ee baarlamanka Soomaaliya Cabdi Weli Ibraahim Mudueey iyo Mahad Cawad ayaa kasoo horjeestay mooshinkii laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Labadan mas’uul oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa, ayaa sheegay in sharci darro ay tahay in guddoomiyaha uu aqbalo mooshikan.

DHAGEYSO: Guddoomiye Cawad oo sheegay in Guddiga wada xaajoodka ay heysan sharciyad.