DHAGEYSO:- Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shegay inay Caqabado la kulmeen

0

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Bishii hore ay Xeer Ilaalinta gudbisay Afar kiis oo la xiriira musuq maasuq,inta badana ay ku guuleysteen.

Waxa uu sheegay inay jireen caqabado farabadan oo ay kala kulmeen intii ay howshaas kiiska musuq maasuqa ah ku jireen dad ay ka mid yihiin Madax ka tirsan Dowladda.