DHAGEYSO:-Yaasiin Xaaji Maxamuud “Dib ha loo bilaabo wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland”

0

Yaasiin Xaaji Maxamuud Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliland ayaa ka hadlay wada hadaladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Soomaaliland oo mudo badan hakad galay.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliland ay diyaar u tahay in la bilaabo wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in mar walba soomaaliland ay soo dhaweynayso cidkasta oo Waan waan ka galaysa wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Dhowr jeer ayay aheyd markii shir lagu wadahadal siinayo Soomaaliya iyo Soomaaliland uu ka dhacay Dalal badan oo saaxibo la ah Soomaaliya