DHAGEYSO:-Walwal Siyaasadeed Oo Ka Jira Magaalada Baydhabo

0

Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka jira qalqal dhanka siyaasadda ah, iyadoo bilihii ugu dambeeyey magaaladaasi ay ka taagneyd xaalad kacsanaan oo dhanka siyaasadda ah.

19-ka bishan ayaa loo ballansan yahay iney dhacdo doorashada madaxweynaha K/galbeed, wallow ay marar badan dib u dhacday.