DHAGEYSO:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo faah faahin ka bixiyay weerarkii Awdheegle

0

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo Mareykan ah ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in weerarkaas oo ahaa mid qorsheysan ay ku bur buriyeen goob qaraxyo lagu diyaarinayay.