DHAGEYSO:-Xildhibaan Dalxa“Waxa Jira Shaqsiyaad Qas Kawada Xafiisyadda Madaxda Dowladda”

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda in ay ilgaar ah ku hayaan Shaqsiyaad saamayn ku leh Xafiisyada Dowlada oo qas wadayaal ah.

Dalxa ayaa sheeay in ragga qaska kawada Xafiisyadda Madax dowladda ay fara badan yihiin,islamarkaana dowladda loo baahan yahay in ay ilgaar ah ku hayso.

Ma uusan sheegin Xildhibaanka Magacyadda ragga qaska kawada Xafiisyadda Madaxda Dowladda.