DHAGEYSO:- Wafdi balaaran oo gaaray Magaaladda Baydhabo

0

Magaalada Baydhabo waaxaa maanta gaaray Wafdi ka socday Golaha Amnig ee Afrika , kuwaas oo u kuur gali doona habka ay u dhacayso doorashada maamulka koonfur Galbeeed Soomaaliya .
Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaayay Safiirka Jabuuti ee midowga Afrika.

Gudoomiyaha Baarlamaanka koonfur Galbeed Soomaliya C/qaadir Shariif Sheekunaa Mayeey iyo Maxamed Idiris oo ah Safiirka Jabuubi Midowga Afrika.