DHAGEYSO+SAWIRO:- Muuse Biixi oo Tukaraq Ciidamadda Somaliland kula hadlay

0

Muuse Biixi Madaxweyanaha maamulka somaliland ayaa maanta gaaray jiida horre ee tukara oo ay ku suganyihiin Ciidamadda somaliland ee dagaalka kula jira kuwa Puntland.

Bixi ayaa inta uusan tagin Tukaraq waxaa lagu qabtay magaaladda Laascanood banaanbax looga soo horjeedo socdaalka uu ku marayo qaybo kamid ah gobalka sool.

wuxuu khudbad u jeediyeey ciidamadda jiida tukaraq isagoo ka hadlay arrimo baddan oo ay kamidyihiin xaaladda gobalka sool,dagaalka ay kula jiraan Ciidamadda Puntland.

isago hadlayeey ayuu yiri ” Socdaalkayaga maanta wuxuu yahay Nabad iyo midnimo ,waxaynu maanta u bahaanahay nabad,haduu aynu hareereheena iyo dalaalka jaarka ah waxaa kadhacaya waxaan rabnaa in nabad lagu wadda nolaado” ayuu yiri isaggo la hadlayeey shacabka laascanood.

dhinaca kale wuxuu ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Puntland isago tilmaamay in aysan donayn dagaal balse loo bahanyahay wax walba in nabad lagu dhameeyo.