SAWIRO:- Duqa Muqdisho oo la kulmay wafdi Baniga Aduunka ka socda

0

Gudomiyaha Gobalka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa Maanta kulan dheer la qaatay Madax ka socotay Bankiga Adduunka ee Somalia High Riddell.

Madaxa Bankiga Adduunka ee Somalia Hugh Riddell iyo Duqa Muqdisho ayaa ka wada hadlay Horumarka Caasimada Muqdisho iyo qodobo kale sida uu sheegay Guddoomiye Yariisow.

Waxaan maanta kulan dheer la qaatay Madaxa Bankiga Adduunka ee Somalia Hugh Riddell oo aan ka wada hadalnay Horumarka Caasimada Muqdisho ayuu yiri Duqa Magalada Muqdisho.