DHAGEYSO:- Xasan sheekh oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay nidaamka fadaraalka iyo mabaadiid uu ku dhisan yahay .

Wuxuuna marka hore uu ka warbixiyay safarkiisa iyo waxa uu ku salaysan yahay .

waxaana hadlka ku hor maraya Madaxweyne kuxigenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan .