DHAGEYSO:-Faa Faahino Ka Soobaxaya Dagaal Alshabaab Iyo Galmudug Ku Dhex Maray Galgaduud

0

Deegaanka Dhagaxyaale oo Qisaatsii 50KM Ujira Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Waxaa Ka Dhacay Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Galmudug Iyo Alshabaab Kaas oo Geestay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawac

Inta Laxaqiijiyay 6 Ruux Ayaa Ku Dhimatay Iyo Labo Kalana Way Ku Dhaawacmeen oo Iskugu Jira Dhiancyadii Dagaalamay Uu Xaqiijiyay Gudomiye Kuxigenka Maamulka Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Maxamed sheikh maxamuud maxamed