DHAGEYSO:- Ogow Cida Dhax Dhaxaadineysa Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Gobalka Gedo

0

Nabadoon Idiris oo kamid ah Wax garadka gobalka Gedo ayaa ka war bixiyay amar dhawaan uu maamulka gobalka gedo kusoo rogay xaasaska iyo Caruurta Al shabaab  iney iskaga baxaan gudaha magaalada Baladxaawo ee gobalkaasi.

Masuuliyiinta magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku amray xaasaska u dhaxa ciidamada Al Shabaab iyo carruurtooda inay isaga baxaan magaalada kadib markii ay ku eedeeyeen Al Shabaab inay afduubtaan dadka samafalka ka shaqeeya ee taga nawaaxiga magaaladaasi.