DHAGEYSO:-Isbaarooyin Hore Leh Oo La Soo Dhigay Shabeelaha Hoose

0

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee maamulka gobolka Shabeelaha Hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in Isbaarooyin hor leh la soo dhigay deegaano ka tirsan gobolkaasi.

C/fitaax Xaaji ayaa xusay in Jidgooyooyinkan Ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga Soomaaliya ay soo dhigteen inta u dhexeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Sida uu hadalka u dhigay