DHAGEYSO:- Xildhibaano digniino adag soo saaray

0

Mudo dhowr bilood ah gudaheed ayaa waxaa isbedel kala duwan lagu sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan xilka qaadistaas oo qaarkood xiisad ka dhex abuurtay mas’uuliyiinta Gobolka Hiiraan.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaradda arrimaha Gudaha looga baahan yahay inaysan ku deg deign xilka qaadista,isla markaana Shaqsi xilka laga qaadayo laga fikiro.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabelle ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Maamulkaas in mas’uulkii la soo dacweeyo aanan lagu deg deign,basle la sameeyo guddi baara,isal markaana ogaada waxyaabaha lagu eedeynayo.