DEG DEG:- Sadex Qarax oo muqdisho kadhacay

0

Qaraxyadan oo Saddex ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqydegmooyinka Gobolkan Banaadir.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyada ay ka dhaceen agagaarka Xarunta Dambi-Baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi,waxaana sidoo kale la maqlay rasaas.

Halka qaraxa uu ka dhacay ayaa ah waddo mashquul badan,waxana hakad galay isku-socodka dadka iyo Gaadiidka.