Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada London Gate oo u dhow Hotelka Muna ku yaalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir.

Dad Gobjoogayaal ah ayaa sheegay in Gaariga uu ahaa mid qaraxa lagu xiray,isla markaana maqrkii uu marayay afaafka hore ee Maqaayada London Gate uu qarxay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga uu watay Xildhibaan ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle,isla markaana qaraxaasi uu ku dhintay.