DHAGEYSO:-Shirka Wasiirada Amniga Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo la soo gaba gabeeyay

0

Shirka Wasiirada Amniga Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka socday magaalada kismaayo ayaa  la soo gaba gabeeyay ka dib mudo labo maalmood ah uu socday shirku.