Akhriso:-Musharixiinta Koofur Galbeed oo war deg deg soo saaray

0

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa war ka soo saaray Doorashada Maamulkaasi.

Sidoo kale Musharixiinta ayaa soo jeediyay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulka Koonfur Galbeed.

Musharixiinta ayaa sidoo kale soo dhaweeyay xilka uu iska casilay madaxweynihii Koofur Galbeed.