DHAGEYSO:-Jubbaland Oo Sheegtay In Ay Dishay 8-Sarkaal Oo Ajnabi Ku Jiro kana Tirsan Al-shabaab

0

Hawl-gal Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland Ay Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Jubbada Hoose Ayaa Saraakiisha Hor kaceysay Hawl-galkaasi Waxa Ay Sheegeen In Sidii Loo Baahnaa Uu Hawl-galku U Dhacay.

Hawl-galka Ayaa Ciidamady Waxa Ay Ka Sameeyeen Nawaaxiga Buundada Araare Ee Gobolka Jubbada Hoose Halkaas Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Dileen Saraakiil Ka Tirsan Ururka Al-shabaab.

Salmaan Axmed Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland Ayaa Sheegay In hawl-galkaan Maalin Ka Hor Ay Fuliyeen Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland