DHAGEYSO:-Amaanka Magaalada Baydhabo oo maanta laga hadlayo

0

Wararka Saaka an ka helanayo magaalada baydhabo ee gobolka Baay sidoo kale na xarun KMG u ah maamulka Koofur galbeed ayaa sheegaya in maanta lagu qabanayo kulan looga hadlayo amaanka magaaladaasi.

Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in 17-ka bishan lagu qabto doorashada madaxtinimo ee Koofur Galbeed iyadoona Maanta kulmayaan Wasiirka amniga maamulkaasi , qaar kamid ah musharaxiinta , iyo saraakiil ciidan.