DHAGEYSO:-Dadkii Ka Dambeeyay Dil Wadareedkii Lafoole oo La Aqoonsaday

0

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar shalay lagu dilay 5-ruux, kaasi oo ka dhacay Deegaanka Lafoole.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in Maamulka uu aqoonsaday dadkii ka dambeeyay dilalka.