DHAGEYSO:- Fananka Nimcaan Hilaac oo laga Baajiyeey Bandhig Faneed

0

Fanaanka Namcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Bandhig faneed uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee laga joojiyay.

Nimcaan Hilaac ayaa xaqiijiyay in Showgaas laga joojiyay,isla markaana isaga uu u casuunaa Guddoomiyaha degmada Boosaaso balse bandhig faneedkiisii laga joojiyay.