DHAGEYSO:-Hogaamiye Axmed madoobe oo kismaayo dib ugu laabtay

0

Hogaamiya maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Kismaayo kaga dhawaaqay in dhawaan uu furmi doon shir ay yeelan doonaan Wasiirada Amniga iyo Taliye yaasha ciidamada maamul goboledyada .

Madoobe ayaa sheegay in shirkan lagu go,aamin doono qaab dhismeedka ciidamadii lagaga dhawaaqay shirkii lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe .

Hadalkan ayuu jeediyay xili uu dib ugu laabta magaalada Kismaayo .