DHAGEYSO:- Turkiga oo agab ugu deeqay Maxaabista Xabsiga xamar

0

Agabkan oo ka koobnaa qalab wax lagu baro Maxaabiista isguna jiray Harqaano iyo dhar ., waxaana loo qaybiyay 26 gabdhood oo maxaabiista kamid ,kuwaas oo barta farsamada gacanta .

Waxaana goobta ka hadlay Taliye xigeenka Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya .