DHAGEYSO:- Golaha Guurtida Cabudwaaq oo ka hadlay Coladda Dhumay

0

Odayasha golaha guurtida dagmada cabudwaaq ayaa baaq udiray belaha walalaha ee kudagalamaya deganka dhumaay ee gobolka sool.

Qaar kamid ah Waxgaradka ayaa ugu baaqay beelaha dagaalamaya inay joojiyaan xabadda isla markaana gogol nabadeed ay isugu yimadaan.