DHAGEYSO:- Wasiir xoosh oo fariin adag loo diray

0

Agaasimaha Waaxda Diinta ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Cali Dheere ayaa Wasiirka Wasaradda Dastuurka Soomaaliya ka codsaday in talooyinka Cullimada laga dhigo qodob dastuuri ah.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay Bulshada Soomaaliyeed inay wadashaqeyso,isla markaana Dastuurka la geliyo qodob sheegaya in wadatasho Diineed loo baahan yahay.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Culumada Soomaaliyeed ay ahaayeen kuwii la dagaalami jiray Gumeystaha,isaga oo tusaalo u soo qaaday Culimo farabadan oo Caanka ahaa dalka.