DHAGEYSO:-Cabdikariin Guuleed oo ka jawaabay eed uga timid madaxweynaha puntland

0

Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay kulanka Garoowe uga furmay madaxda maamul goboleedyada ayaa soo hadal qaaday colaadi Gaalkacyo wuxuna ku eedeeyay maamulkii hore ee Galmudug.

Madaxweynihii hore ee galmudug c/kariin xuseen guuleed ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii ka soo baxay madaxweyne gaas wuxuuna sheegay in nabad ka dhalata gaalkacayo uu gaas hortaagana xilihii uu xilkaas hayay.