DHAGEYSO:- Xildhibaan Libaan” Doorashaddii Cadaado Madaxweynaha Xaqa ah ayaa lagu doortay”

0

Xildhibaanadda Galmudug garabka cadaado ayaa maanta magaaladdas ku doortay madaxweynaha Cusub ee galmudug Siyaasi Axmed baasto oo kamid ah siyaasiyinta Galmudug.

Xildhibaanadii doortay mid kamid ah oo lagu magacaabo Xildhibaan Libaan oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyeey qaabkay u dhacday doorashadii Axmed baasto lagu doortay.