DHAGEYSO:- Duqa Muqdisho oo Fariin u diray shacabka Muqdisho

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa markale ku celiyay in dadka xilligaan heysta Goobaha Danta guud inay si deg deg ah ku baneeyaan.

Waxa uu sheegay Eng Yarisow inay muhiim tahay baneynta Goobaha Danta Guud,balse dadka weli degan ama heysta uu ka dalbaday inay baneeyaan.

Markale ayuu ku celiyay in Maamulka gobolka Banaadir uu si awooda ah uga qaadi doono dadka degan Goobaha Bulshada loogau adeegayo ee danta Guud.