DAAWO:- Carabey oo la dar daarmay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

0

Maxamed Cabdi Xaashi Carabey oo khudbad ka jeediyeey doorashadii kadhacday maanta cadaado isla markaana xildhibaanada garabka cadaado ay ku doorteen madaxweynhooda cusub ee Galmudug.

Carabey ayaa u sheegay Axmed Maxamud Basto.in marxaladdo kala duwan ay soo martay ,isla markaana looga bahanyahay in uu shacabka galmudug u shaqeeyo.