DHAGEYSO:- Taliyaha Xasilinta ooka hadlay howlgal kasocda Garoowe

0

Taliyaha ciidamada xasililnta caasimada  dowladda Puntlnad ee Garoowe  Sareeyo Guuto Muxiidiin Axmed Muuse oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa  ciidamada amniga ee gobolka nugaal waxa uu kula dar daarmay in ay dadka ula dhaqmaan si wanaagsan oo xishamad iyo ixtiraam ay ku jirto  .

Waxa uu sheegay in howlgalka ciidamada  uusan noqon mid dadka lagu cadibo oo lagu guul guulo, ama qori dabadiisa lagu dhufto.